Noocyada Dumarka Ay Raggu Necebyihiin Inay Guursadaan Iyo Kuwa Ay Jecelyihiin

Published on December 26, 2013 by   ·   No Comments

gabadha furfuran, ee inta badan aan qaylo iyo hadalo xun ragga ku odhan. gabadha mar kasta is qurxisa. Gurigeedana qurxisa. gabadha tallada ninkeeda uga dambaysa. ==gabadha ninkeeda aaminta, wuxuu u sheego
maqasha. gabadha dhawrta ninka ehelkiisa iyo saaxiibadii.

Noocyada dumarka ee raggu neceb yahay: *==

gabadha carrabka dheer, ee meelkasta hadal iyo doodd la taagan. == gabadha ninkeeda meel kasta ku cidhiidhada, ee ka garab hadasha. Marna aan tixgalin hadalkiisa. ==

gabadha doonta inay ninkeeda ka sarrayso ama u taliso. Wax kastuu soo jeediyo ku gacansaydha. == gabadha ninka reerkiisa iyo saaxiibadii ka  caydhisa gurigeeda. == gabadha markasta ninkeeda ka codsata lacag
dheeraad ah, oo ka baxsan tan gurigeed ku filan.

Readers Comments (0)

You must be logged in to post a comment.

Wararki Ugu Dambeeyay

sleep

Nin iyo Xaaskiis Ka kac Hurdada Waa La gaaray 3:00

Nin iyo xaaskiisa ayaa isla diriray wexayna kala goosteen hadalka. Qofna madoonaayo qofka in uu kaga horeeyo hadalka ...
IMG_8052

Dabaal Degga Sanad Guuradi 44.aad ee Hay’ada Nabadsugida Qaranka ayaa kadhacday Muqdisho (Sawiro)

Muqdisho, 09 Janaayo 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka qeybgalay xafladii xuska sanadguuradii ...
saacid111

“Waxaan soo dhaweynayaa isbadalka ka dhacay Puntland” Ra’iisul Wasaare Saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa ugu hambalyeey doorashadii xorta ahayd shacbiga iyo ...
3

Fanaanad Dadka ka yaabstay” oo Kasoo muuqatay Hargeisa “Lama arag

Magaalada Hargeisa oo Mudooyinkii Danbe Ay kusoo Badaneeyeen Fanaaniin Da’yar oo Soomaliyeed  Ayaa waxaa Kasoo Dhex Muuqatay Fanaanad ...
2

Gabar fariin canaan ah usoo dirtay raga iyo dumarka soomaaliyeed, Fariinta maxay

Baryahaanba waxaa badanayay raga iyo dumarka fariimaha hawada soo marinaya, Ayadoo dadkana ay sheegaan in aysan wanaag ka ...
1

Fanaanada HODAN Cabdirxamaan oo JACEYL waali ah u Qaaday Fanaan Soomaliyeed oo caan ah waa kuma Fanaanka +Daawo Iyadoo leh

Hodan C/raxmaan  oo ay dhashay fanaanad hore ay la tiiceyso Jaceylka Fannaan da’da yar C/risaaq Al-teesto, oo lagu  ...
61

DAAWO YAABKAAN) Naag u dhalatay Dalka mareykanka oo daroogo kusoo qarisay Laptop kadib maxaa qabsaday 5 sano oo xarig ah,Fiirso Ceebtaa.

Naag u dhalatay dalka mareykanka oo daroogo kusoo qarisay Laptop kadib maxaa qabsaday 5 sano oo xarig ah,Fiirso ...
38

Daawo Muuqaalka) Dadkii ugu nasibka badnaa 2013ka iyagoona ka badbaaday Dhimasho halis ah ::Muqaal Cajiib ah:

Daawo Muuqaalka) Dadkii ugu nasibka badnaa 2013ka iyagoona ka badbaaday Dhimasho halis ah ::Muqaal Cajiib ah HALKAAN KA DAAWO ...
qqqqq

Daawo Video : Faroole oo Uunsaday,iyo Musharixiin Tumaya Video Qosol Badan

Waxanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Muuqaal Xiiso badan oo Amin Arts uu Ka Sameeyay C/raxamaan Faroole, Kuxigeenkiisa  Cabdi ...
22222222

DAAWO: Weligaa ma aragtay gabdho timaha iska rifaaya

Waxaan idin soo gudbineynaa muuqaal qosol leh marna laga xumaanaayo, Labo gabdhood oo Black american ah ayaa waxay ...
alertThis is the FAR COLUMN and is ready for widgets, click here to add some now!
google anlyticis google anlytics
------------------------------------- Google Anlysys